Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:20
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 07 2008
Golaha Wakiilada Puntland Qaarkood oo raja ka Qaba in dib loo soo Doorto
Written by Ali Moallim   
Sunday, 07 September 2008

Puntland,(insidesomalia.org)-  iyadoo aay wax yar ka harasan yihiin jirtaanka golaha wakiilada puntland ayaa waxaa laga yaabaa in dib loo soo celiyo golaha barlamanka puntland xiliga doorashada puntland sida ay sheegayaan wararka qaarkood oo naga soo gaaraya magaalada garoowe ee xarunta u ah golaha wakiilada puntland oo aan xariir la sameenay.

 

xildhibaan  ka mid ah goalaha wakiilada puntaln magac weyna ku leh barlaamaanka puntland ayaa waxaan wax ka waydiinay  wax ka jira  wararkaas waxuna sheegay in ay dhici karto in qaarkood dib loo soo celiyo iaydoo loo fiirinayo khibrada ay u lee yahiin shaqadaan maadaama ay in badan ku soo jireen howsha xeer dajinta barlamaanka puntland tasina aay suura gal ka dhigi karto in dib loo soo celiyo.

 

Isimada puntland ayaa  waxa ay  horay u sheegeen in ay soo dhisi doonaan barlamaan cusub iyagoo ka shanqariyay in ay dhaliilsan yahiin kuwa haatan jira sidaasi waxaa horay  u sheegay Suldaan Garaase taasina waxay ka dhalatay ka gadaal markii bayaan ka soo baxay Isimada maamul gobaleedka puntland ay garoowsho kaga waayeen golaha wakiilada iyo xukumada puntland xildhibaanka oo aanu weydiinay sababta keeni karta in ay baarlamaanka dib loogu soo doorto maadaama aysan kalsooni ka haysan Isimada puntland ayaa isagu sheegay in uu raja ka muujinayo issimada iyo wax gardka kale waxuuna tilmaamay in golahu aysan wada sineen.

 

Madaxweyne cade muuse ayaa horay u  sheegay in ay doorshadu dhici doonto wakhtigeeda oo aan maalin lagu dari doonaan waloow madaxweyne ku xigeenka puntland xasan daahir afqrac oo sheegay in maamulka ay ka go’an tahay in ay soo celiyaan magaalada laas caanood ee gobolka Sool oo haatan ka arimiyo maamulka soomaaliland iyadoo la isweydiin karo waxa ku soo adiyey hadalkaas ka soo yeeray masuulkaas iyadoo aay harsan yihiin maalma kooban xiligii doorashada puntland

 

amuurahaan ayaa ku soo adaya xili aay shacabka ku dhaqan deegaanada puntland si weyn isha ugu  haayan musharixiin reer puntland ayaa goor horeba muujiyey rabitaankooda jagada madaxtinimada in kastoo  musharaixiinta ahyeen kuwa soo bandhigaya barnaamijyadooda wax qabad ee ku aadan doorka wax qabadkooda.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >